LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Abdulahi Warsame Roble -Galmudug: Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo Dadaal Ku Bixineysa Xakameynta Cudurrada Xoolaha.

 

Abdulahi Warsame Roble -Galmudug: Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo Dadaal Ku Bixineysa Xakameynta Cudurrada Xoolaha.

Afhayeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Galmudug Abdulahi Warsame Roble oo ka warbixiyay Dadaalka Wasaaradda ee Xakameynta Cudurrada Xoolaha.

 

Afhayeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Galmudug Mudane Abdulahi Warsame Roble ayaa sheegay in wasaaraddu ay dadaal xooggan ku bixinayso xakameynta cudurrada xoolaha ka dillaaca deegaannada maamulka. Afhayeenku wuxuu carabka ku adkeeyay in caafimaadka xooluhu uu yahay tiir muhiim u ah nolosha bulshada reer miyiga ah iyo dhaqaalaha guud ee Galmudug.

 

Afhayeenka ayaa sheegay in wasaaraddu ay qaadeyso tallaabooyin ay ka mid yihiin

Daaweyn ballaaran oo xoolaha ah, Kormeer joogto ah oo lagu ogaanayo cudurrada faafa, Wacyigelin loo sameeyo beeraleyda iyo xoolo-dhaqatada, La shaqeyn hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah

 

Afhayeenka Wasaaradda Abdulahi Warsame Roble ayaa ugu dambeyn xusey in Ujeeddada ugu weyn ay tahay in laga hortago faafitaanka cudurrada, lana xaqiijiyo badbaadada xoolaha iyo helitaanka cunto ku filan bulshada. Isaga oo yiri “Dada

Post a Comment

0 Comments