LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Madaxtooyada Galmudug oo shaacisay Liiska Musharixiinta u tarmaya Kursiga Aqalka Sare ee Tirsigiisu yahay UH#16


Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shaaciyay Liiska Musharixiinta u tarmaya Kursiga Aqalka Sare ee Tirsigiisu yahay UH#16.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa si rasmi ah ugu gudbiyay Gudoonka Golaha Wakiilada Galmudug Liiska Musharixiinta u tarmaya Kursiga Aqalka Sare ee Tirsigiisu yahay UH#16

Kursigaan ayaa horay waxaa kaga geeriyooday senitor hore , waxaa lagu wadaa in maalmaha soo socda doorashadii ay ka qabsoomto dhuusamareeb.


 

Post a Comment

0 Comments