LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Soomaaliland Arbacada ayaa loo dareerayaa goobaha codbixinta odoorashooyinka .....


Soomaliland doorashadii  Madaxtinimo waxaa ka dhiman maalmo qura  iyadoona la rajeynayo in ay bilaabato maalinta arbacada ee soo socota.

Waxaana ku loolamayo Sadax xisbi iyo ururada qaar waxaana inta badan hardanka doorashu dhexmari doonaa  Xisbiyada Wani iyo Kulmiye oo ay musharixiin u yihiin Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cirro , intabadan dadka ayaa saadaalinaya in sanadkaan uu yahay midkii la tijaabin lahaa Xisbiga Wadani xili uu booga siyaasadeed uu yeeshay xisbiga talada haye ee kulmiye .

Bulshada soomaaliland ayaa laga sugayaa in ay codkooda ku kala saaraan cidda aytahay in ay hogaamiso Shanta sano ee soo socota .

Intabadan goobaha doorashada ayaa waxaa lagu diyaariyay sanaa diiqdii codeynta iyo diyaarinta warbaahinta oo ah mida kaliye ee lagu hagi karo arimaha doorashooyinka xili sanadkan si ka waagsan sanadadii  hore ay dowladu ula dhiil gareysay warbaahinta soomaaliland oo qeyb ka ah olalaha fahamsiinta dadweynaha habka cod dhiibashada.

MAxay kula tahay Adiga ?

Post a Comment

0 Comments